Kooxda Al-Shabaab Oo Heshiis Laba Sano Ah La Gaartay Somalia

Xidig u dhashay dalka Brazil balse wata magaca Somalia ayaa ku biiray kooxda Al Shabaab ee ka ciyaarta dalka Sacuudiga, magaca uu ciyaaryahankan wato iyo kooxda uu ku biiray ee Al Shabaab ayaana hadal heyn badan dhalisay. Ciyaaryahankan Magaciisa oo buuxa waa Wergiton do Rosario Calmon, balse waxaa lagu naaneesaa ama loo yaqaan Somalia, waxa uuna heshiis … Continue reading Kooxda Al-Shabaab Oo Heshiis Laba Sano Ah La Gaartay Somalia